Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – MW Mohamed Abdullahi Mohamed iyo RW Hassan Ali Khaire ayaa maanta Muqdisho soo dhoweeyey Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee QM ee Arrimaha Nabad Dhisidda iyo Siyaasadda DiCarlo.
Dowladda Soomaaliya oo u ballanqaadday QM taageero iyo is-garab-taag
Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta caasimadda Soomaaliya kula kulmay mas’uuliyiin sare oo ka tirsan Qaramada Midoobay ka dib weerarkii madaafiicda loo adeegsaday ee 1-dii Jannaayo lagu bar-tilmaameedsaday
WAR-SAXAAFADEED 02/2019
WAR-SAXAAFADEED 01/2019
Muqdisho – Saaxiibada Caalamka ee kala ah * (hoos ku qoran) waxay ka walaacsanyihiin dhacdooyinkii dhowaan ka dhacay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed.
Muqdisho – Xilli adduunka laga xusayay Maalinta Caalamiga ah ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa, Dowlada Federaalka ee Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday tallaabooyin qorshaysan oo lagu xoojinayo ballanqaadka ay sameysay ee ay kula dagaallameyso musuqmaasuqa kuna xoojineyso daahfur
In ka badan hal bilyan oo qof oo ku nool adduunka ayaa qaba noocyo kala duwan oo naafanimo ah – 80 boqolkiiba waxay ku nool yihiin waddamada soo korayo.