Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
ii ogolow inaan ku billaabo inaan kuu hambalyeeyo, Madaxwayne Waare. Waxaan kuu rajeynayaa guul weyn oo aad shacabka reer HirShabeelle ugu horseedo nabad iyo barwaaqo.
Bossaso - Canab Muumin Faarax waxaa ay ka soo qaxday Muqdisho 16 sano ka hor, xilli ay socdeen dagaallada sokeeye ee ka dhashay burburkii dowladda Siyaad Barre.
Mogadishu – Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa abaabushay shaqaalaheeda iyo hantideeda si ay jawaab uga bixiso codsiga uga yimid mas’uuliyiinta dowladda federaalka ah dowladda hoose si ay gacan ugu fidiyaan shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay qaraxii maalintii Sabtida ah ee ka
“Waxaan rabaa inaan idinla wadaago dareenkayga qotada dheer iyo inaan idin garab taaganahay idinka iyo qoysaskiina inagoo u baroordiiqayna geeridii naxdinta lahayd ee uu sababy weerarradii Sabtidii ka dhacay magalaada Muqdishu. Waan qiyaasi karaa xanuunka iyo dhibka aad dareenteen.
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa cambaareeyay weerarradii qaraxyada ahaa ee shalay ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee ay ku dhinteen tiro ballaaran oo dad rayid ah oo aan waxba galabsan.
Sahra Kooshin waa qof u ol’oleysa xuquuqda haweenka. Waxaa ay sidoo kale tahay gabyaa caan ah iyo qoraa. Waxaa ay haatan tahay Agaasime Ku xigeenka Fulinta iyo Maareeyaha Barnaamijyada oo ay ka tahay Somali Institute for Development and Research Analysis (SIDRA).
Kismaayo – Iyada ooTaageero laga helayo Qaramada Midoobay iyo la-saaxiibada caalamiga ah, xarun cusub oo bilays iyo gaari ayaa lagu wareejiyay ciidamada booliska ee dowlad-goboleedka Jubbaland ee ku sugan magaalada Kismaayo, iyada oo ujeeda laga leeyahay ay tahay in kor loo qaado
Mogadishu - Kulan Hal-abuur Bulshadeed oo socday toddoba maalmood ayaa la soo gabogabeeyay toddobaadkan, iyada oo ay Qaramada Midoobay iyo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ay ballan qaadeen in ay garab siinayaan ganacsatada dhallinyarada ah si ay ganacsiga la xiriira caanaha
Muqdisho - Dr. Sumaya Cilmi Dhuxulow oo ah shakhsi u ol’ololeysa daryeelka hooyada ahna Dhaqtarka Hooyada iyo Dhallaanka/Dhaqtarka Haweenka, ayaa ah maskaxda ka dambeysay aasaaska mid ka mid ah xarumaha caafimaad ee ugu horreeya gaarna u ah dhalmada iyo taranka.
Mogadishu – Dowladda Federalka iyo mas’uuliyiinta dowlad gobolleedyada oo la weheliyaan beesha caalamka ayaa ku heshiiyey nidaam taageero iyo iskaashi oo lagu sameynayo istaraatiyadda hawlgalada si looga hortago qalalaasaha xagjirnimada.