Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York – Xoghayaha Guud wuxuu aad uga murugooday weerarkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 100 qof, tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen.
KHUDBEEYEY
Muqdisho – Iyada oo la xusayo Maalinta Qaramada Midoobay ee sanadkan, ayaa madaxda ugu sareysa hay’adda caalamiga ah ee ka howlgala Soomaaliya waxa ay fursad u heleen inay hoosta ka xarriiqaan balanqaadkooda iyo wadashaqeyntooda dhaw
Muqdisho– Sare u qaadista horumarka laga gaarey ka qaybgalka haweenka ee nabadda, amniga iyo dadaallada horumarineed ee Soomaaliya ayaa maanta si toos ah diiradda loogu saaray kulan ay isugu yimaadeen dowladda, bulshada rayidka ah, wakiillada Qaramada Midoobey, iyo qaar kale oo badan.
Garoowe – Qabashada doorashooyinka deegaanka oo toos ah ayaa diiradda lagu saaray booqasho ay maanta wakiilo ka socda qaar ka mid ah saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya ku tageen maamul goboleedka woqooyi ee Puntland.
Sidii loo jeediyey
Mudane Madaxweyne, Mudane Madaxweyne-ku-xigeen, xubnaha golaha wasiirrada, xubnaha kooxda la-talinta, Galab wanaagsan.
Waxaa farxad ah in aan ku soo laabto Garoowe.
Muqdisho – Iyadoo ay ku beegan tahay sannadguuradii shanaad ee ka soo wareegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho taariikhdu markay ahayd 14-ka Oktoobar 2017, ayaa Qaramada Midoobay waxay maanta kala qayb qaadatay shacabka iyo Dowladda Soom
Baydhaba – Geeddi-socodka doorashadu inta badan waa amin dadaal adag u ah dhammaan kuwa doonaya in ay arkaan isbeddel dhinaca hoggaanka ah.
Caynkaas oo kale ayuu ahaa arrinka Saynab Cumar Cali, Guddoomiyaha Ururka Haweenka Gobolka Baay ee BWAN.
New York – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay wuxuu cambaareynayaa weerarradii ka dhacay magaalada Beledweyne, Hirshabelle, ee ay geysteen Al-Shabaab, kuwaasoo sababay dhimashada dad badan oo ay ku jiraan mas’uuliyiin ka tirsan dowlad goboleedka.