Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa cambaareeyay weerarkii argagaxiso ee maanta lala beegsaday Hoteel Saxafi ee magaalada Muqdisho oo sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.