New York – Xubnaha Golaha Ammaanku waxay sida ugu adag u cambaareeyeen falkii argagixiso ee bahalnimada ahaa ee ay Al-Shabaab ka geysatay magaalada Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 100 qof, in ka badan 300 oo kalena ay ku dhaawacmeen.