Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Haweenka Adduunka awgeed, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta haweenka Soomaaliyeed ugu hambalyeysay kaalinta joogtada ah ee ay ka qaadanayaan horumarka dalkooda.
New York – Inkasta oo ay jiraan caqabado badan, haddana Soomaaliya waxa ay horumar la taaban karo ka samaysay dhanka horumarinta arrimaha muhimka ah ee qaranka, laakiin kor u qaadista ka qaybgalka siyaasadda ee haweenka ayaa weli ah
Marwo Madaxwayne, Xubnaha sharafta leh ee Golaha,
Waad ku mahadsan tihiin fursadda aad isiiseen inaan ka warbixiyo xaaladda Soomaaliya ee fadhigan oo lagu qabanayo halkudheggga muhimka ah ee “Soomaaliya: aragtida haweenka, nabadda iyo amniga”.
Muqdisho – Waxaa maanta la daah-furay qorshe-howleed cusub ee heer qaran ah oo kor loogu qaadayo laguna xoojinayo haweenka Soomaaliyeed ee dhanka qaybta badda ee dalkooda, iyadoo munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimey oo ay ka soo qaybgaleen mas’uuliyiin sar sare oo ka tirs
Saaxiibada beesha caalamka* ayaa si adag u cambaareeyeen rabshadaha sii socda ee magaalada Laascaanood waxayna walaac xooggan ka muujiyeen wararka la xiriira abaabulka kooxaha hubaysan.
Dhusamareb – Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa lagu wadaa inuu sare u qaad howshooda kaddib heshiis u gogol xaaraya in xafiis cusub ka yagleelaan Dowlad-goboleedka Galmudug ee Soomaaliya.
Sidii loo jeediyey
Galab wanaagsan.