Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York – Muqdisho, 29-kii Oktoobar 2022, kaas oo ay ku dhinteen ugu yaraan 100 qof, in ka badan 300 oo kalena ay ku dhaawacmeen.
New York - Ka dib dib-u-eegistii istaraatiijiyadeed ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Hawlgalka Qaramada Midoobay ee Taageeridda Soomaaliya (UNSOM), ayaa Golaha Ammaanka wuxuu maanta kordhiyay muddada hawlgalka iyo hawlihiisa ilaa iyo 31 Oktoobar 2023, sida ku cad qaraara
New York – Xoghayaha Guud wuxuu aad uga murugooday weerarkii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen in ka badan 100 qof, tiro intaas ka badanna ay ku dhaawacmeen.
KHUDBEEYEY
Muqdisho – Iyada oo la xusayo Maalinta Qaramada Midoobay ee sanadkan, ayaa madaxda ugu sareysa hay’adda caalamiga ah ee ka howlgala Soomaaliya waxa ay fursad u heleen inay hoosta ka xarriiqaan balanqaadkooda iyo wadashaqeyntooda dhaw
Muqdisho– Sare u qaadista horumarka laga gaarey ka qaybgalka haweenka ee nabadda, amniga iyo dadaallada horumarineed ee Soomaaliya ayaa maanta si toos ah diiradda loogu saaray kulan ay isugu yimaadeen dowladda, bulshada rayidka ah, wakiillada Qaramada Midoobey, iyo qaar kale oo badan.
Garoowe – Qabashada doorashooyinka deegaanka oo toos ah ayaa diiradda lagu saaray booqasho ay maanta wakiilo ka socda qaar ka mid ah saaxiibada beesha caalamka ee Soomaaliya ku tageen maamul goboleedka woqooyi ee Puntland.
Sidii loo jeediyey
Mudane Madaxweyne, Mudane Madaxweyne-ku-xigeen, xubnaha golaha wasiirrada, xubnaha kooxda la-talinta, Galab wanaagsan.
Waxaa farxad ah in aan ku soo laabto Garoowe.