Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Muhiimadda ay leedahay in haweenka iyo carruurta dalka ku barakacay laga ilaaliyo xadgudubyada la xiriira jinsiga ayaa toddobaadkan diiradda lagu saarey dood ay Qaramada Midoobay taageertay oo lagu qabtay Muqdisho.
Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta xuquuqul insaanka sannadkan, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa Soomaalida ugu baaqday inay u istaagaan xuquuqul insaanka si loo xaqiijiyo in qof kasta, oo ay ku jiraan xubnaha bulshada nugul iyo kuwa la heyb sooco, dadka naafada ah, dadka g
Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta xuquuqul insaanka sannadkan, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa Soomaalida ugu baaqday inay u istaagaan xuquuqul insaanka si loo xaqiijiyo in qof kasta, oo ay ku jiraan xubnaha bulshada nugul iyo kuwa la heyb sooco, dadka naafada ah, dadka gudaha ku b
Muqdisho – Qaybta xirfadaha aqoonta ee Soomaaliya ayaa dhawaan sii kordhay, iyada oo shahaadooyin kala duwan oo daraasaadka sare ah la guddoosiiyey 116 arday – oo uu ku jiro madaxweynaha dalka.
Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ah (IDPD), Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta ku ammaantay maamullada Soomaaliya horumarka ay ka gaareen aqoonsiga xuquuqda dadka naafada ah, waxayna ku dhiirigelisay inay sii xoojiyaan guulaha
Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee dadka naafada ah (IDPD), Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta ku ammaantay maamullada Soomaaliya horumarka ay ka gaareen aqoonsiga xuquuqda dadka naafada ah, waxayna ku dhiirigelisay inay sii xoojiya
New York – Xoghayaha Guud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab ay ku qaadeen Hoteelka Villa Rays ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dhaliyay khasaaro badan.
New York - Xoghayaha Guud ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ugu dambeeyay ee Al-Shabaab ay ku qaadeen Hoteelka Villa Rays ee magaalada Muqdisho, kaasi oo dhaliyay khasaaro badan.
Muqdisho – Iyadoo ay billaabanayaan 16ka maalmood ee caalamiga ah ee u Hawlgelidda la dagaallanka Xadgudubka ku Salaysan Jinsiga ayaa Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay ku baaqeysaa In La Laballaabo dadaallada looga hortagayo waxna looga qabanayo xadgudubyada ka dhanka ah haweenka iyo g