Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Nairobi – Iyadoo dib u qooraansaneysa xirfadeeda ilaa iyo hadda, Farxiyo Maxamed Kheyre waxay u aragtaa mid aan laga weecin karin jihadeeda.
Garowe – Da’adeda oo wali kusiman 30 sano ayay Xaliima-Sacdiya noqotay ruug caddaa saxaafadeed oo mihnadda warbaahinta in badan kusoo jiray, lagana yaqaano bulshadeeda dhexdeeda iyo halka ay kunooshahay ee Garowe xarunta Puntland.
Muqdisho - Maalmahan, jardiinooyinkii aadka loo jeclaa iyo fasalladdii buuxi jiray ee jaamacadda Plasma ee magalada Muqdisho ayaa ah kuwa maran.
Garoowe – Si lamid ah waddamada caalamka oo dhan, ayaa Soomaaliya waxay bartanka uga jirtaa dagaalka lagula jiro Coronovirus (COVID-19) oo noqday musiibo caalami ah, xilli dalka Soomaliyana kiiskii ugu horeeyay looga dhawaaqay bartamihii b
Dhusamareeb – Geeddi socodka doorashada, arrimaha federalka, nidaaminta awood qaybisga, cadaalada iyo amniga, xuquuqda haweenka iyo dhallinyarada, maqaamka magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa ka mid ahayd arrimaha looga wada hadlay intii lagu guda jirey wada tashiga dastuu
Dadaallo adeegyo asasi lagu siinayo carruurtabarakacayaasha iyo dhallinyarada isla markaana lagu duminayoxayndaabyada shaqaalaynta dhallinyarada ayaa ku xirnaydbooqashadii maanta ee Baydhabo ee Ergayga Gaarka ah ee QM ee Soomaaliya, James Swan.
Faadumo Cabdisalaan waxa ay leedahay hal-abuur ganacsi oo ay aad ugu dhiiran tahay, waxa ay ku ganacsataa magaalada dekedda leh ee Kismaayo.
Xirada qaxootiga ciriiriga badan ee Dhadhaab eek u taalla Waqooyi bari Kenya, waxaa ku nool dad ku dhow 220,000 oo u diiwaangashan qaxootinimo iyo magangaliyo doon. Badankood waxa ay ka yimaadeed Soomaaliya, iyadoo 56 boqolkii ay yihiin carruur.
Jowhar – Kulan wadatashi dadweyne ah oo sadex maalin socday ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalda Jowhar, kaasoo ay ka qeybgalayaasha matalaya qeybaha kala duwan ee bulshada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Hirshabeelle ay uga doodeen iskuna dhaa