Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho/New York –Siyaasadda murugsan ee haatan Soomaaliya ka taagan iyo baahida loo qabo wadaxaajood iyo isu-tanaasul si loo xalliyo ayuu aad uga hadlay maanta Ergeyga Qaramada Midoobay ee dalka kulankii Golaha Ammaanka.
Kismaayo – Cabdisalaan Maxamuud Shire waa barnaamij soojeediye ahna weriye ka tirsan Radio Kismaayo, kuna sugan Dowlad Goboleedka Jubaland ee kubeegan koonfurta Soomaaliya.
Hargeysa - Qofka booqda Nafiisa Yuusuf Maxamed, inta aanu gudahaba u gelin xafiiskeeda, wuxu si buuxda u fahmayaa fikradaha ay aaminsan tahay.
Baydhabo -- In uu Noqodo dhakhtar waxa ay ahayd hamigiisa Yuusuf Barre Maxamed intii uu ku guda jiray waxbarashadiisa sannadihii 2000 ilaa 2010.
Kismaayo – Sababaha ka dambeeya go’aanka ay qaadatay Xaliima Faarax Godane ee ah in ay billaawdo Ururka Haweenka Soomaaliyeed ee Midnimada (SWSO) sanadkii 2006 waxa ay ka dhalatay waaya-aragnimadeeda dheer oo ay u lahayd tobannaankii sano ee
Garoowe – Beeraha iyo beera falashaduba waa mihnad ay ay ku tiirsan yihiin qoysas badan oo kunool Soomaaliya gaar ahaan Puntland.
Mogadishu – Dowladda Federalka Soomaaliya iyo saaxiibadeeda caalamka ayaa shir hal maalin isugu yimi magaalada caasimadda ah, kulanka meeqaamkiisu sarreeyey ayaa lagu qiimeeyey horumarada uu dalka ka sameeyey qeybaha kala duwan, halka la’isku afgartay waxyaabaha soo socda ee hort
Muqdisho – tan iyo sanadkii 2015 waa markii kowaad oo ay Guddiga Qaramada Midoobey u Qaabilsan Nabadeynta ka arinsadeenn arrimaha Soomaaliya isla markaana ay ka wada hadleen sida ay bulshada caalamka gacan ugu geysan karaan nabadeynta iyo in xal loo dhanyahay loo helo caqbadaha h
Muqdisho – Kahor doorashooyinka Soomaaliya, muhiimadda doorka saxaafadda ee geeddi-socodka doorashooyinka soo socdaa waxa uu ahaa mid udub dhexeed ah iyadoo koox saxafiyiin ah ay isugu yimaadeen tababar muhiim ah, oo ay taageereyso Qaramada Midoobay oo ku saabsan xoojinta tabinta