Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Axmed Diini Xasan waxaa uu aad uga warqabaa muhiimadda ay shaqada samafalka u leedahay nolosha dadka saboolka iyo kuwa nugul ee ka tirsan bulshada.
Iyagoo ku soo koray xaafadda Taleex ee magaalada Muqdisho 1980-yadii, Bile Ismaaciil Diiriye iyo Cabdiqaadir Macalim Maxamed waxaa ay ahaayeen saaxibada aadka iskugu dhaw.
Dagaalka sokeeyey siyaabo badan ayuu u dhaawacay dalka:
Qoysas ayuu kala geeyay, xukunka sharciga ayaa meesha ka baxay, hay’adaha dowladda ayaa burburay, waxbarashaduna burbur xooggan ayaa gaaray, waa qaar ka mid ah dib u dhacyada dalka soo gaaray colaadda sababo la xiriira colaadda.
Waayo aragnimada uu Mustaf Yuusuf Ibraahim kala soo kulmay tahriib asaga oo nolol wanaagsan raadsanayo wax yar ayay ka duwan tahay kuwa dadka kale oo badan – gaajo, cabsi, xumeyn iyo xad-gudub.
Waxbarashada Caasha Maxamed Warsame ma aysan ahayn mid sahlan. Waxbarashada 23 sano jirtaan ayaa ku soo beegmay xili ay Soomaaliya sagaashameeyadi ka qarxeen colaado hubeysan.
Muqdisho, Baydhabo, Kismayo – Iyada oo ay Soomaaliya ku dhufteen duufaano, kuwaas oo qaybo kala duwan ee dalka ka mid ah ka dhaliyay fatahaad iyo culeysyo, waxaa ay u muuqatay in sida caadiga ah ay hakad gali lahayd hawl-maalmeedka oo dhan.
Muqdisho – Shir saddex maalmood socday oo ku saabsanaa dastuurka cusub ee Soomaaliya ayaa maanta la soo gebagabeeyay iyada oo uu xaqiijiyay hoggaamiyaha waddanka, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,’ in dalka Geeska Afrika uu yeelan doono dastuur cusub ka hor waqtiga kama da
Xasan Maxamed Cilmi waa shakhsi ay qalbigiisu ku weyn tahay awood-siinta dhalllinyarada, iyo saameynta ay taasi ku yeelan karto Soomaaliya.
Muqdisho – Boqollaal wakiillo ah oo matalaya bulshada Soomaaliyeed ayaa maanta isugu yimid caasimadda dalka ee Muqdisho, si ay uga qaybgalaan maalinta labaad ee shirweynaha qaran ee dastuurka, iyada oo munaasabaddani u gogol xaareyso dib eegista dastuurka federaalka ah ee Sooma
Waxyaabaha ay Nasro Ismaaciil Cabdi ku xasuusato yaraanteedii waa dagaal iyo dhibaato.