Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
New York – Soomaaliya waxa ay ku jirtaa “xaalad xun”, iyadoo boqolaal kun oo qof ay halis dhow ugu jiraan macluul, waxaa sidaas ka digay madaxda Madasha Isku-xirka Arriamaha Bini’aadannimada ee Qaramada Midoobay.
Baydhaba – Amniga, Nabadda iyo Dowlad-dhisidda iyo sidoo kale Abaaraha ayaa ka mid ahaa arrimihii lagu soo qaaday wadahadalladii maanta ee mas’uulka sare ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya booqashadiisa uu ku tagay deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ee dalka.
Dhuusamareeb – Mar uu maanta booqasho ku tegey caasimadda Galmudug, mas’uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayuu la kulmay madaxa Dowlad-goboleedka oo ay ka wada hadleen arrimo badan oo khuseeya Dowlad-goboleedka iyo guud ahaan dalka.
Garoowe – Geeddi-socodyada dowlad-dhisidda iyo wadashaqeynta hoggaanka cusub ee Soomaaliya iyo sidoo kale taageerada Qaramada Midoobay ayaa ka mid ahaa qodobbadii maanta looga hadlay shirka mas’uulka ugu sarreeya hay’adda adduunka u
[Sidii loo jeediyey]
Galab wanaagsan,
Muqdisho – In ka badan labaatameeyo qof oo Soomaali ah oo ka badbaaday tacaddiyada jinsiga ee xilliga colaadaha ayaa maanta ka qalin jabiyay barnaamij ay Qaramada Midoobay taageerto oo u jeedkiisu yahay in kor loogu q
Doolow – Ka dib markii ay indhahooda ku soo arkeen cawaaqib xumada cagta marineysa abaarta, intii lagu gudajiray booqasho wadajir ah oo uu maanta la sameeyay Ergayga Abaaraha ee Soomaaliya, ayuu Isku-Duwaha Gargaarka Bani’aadannimo ee Qaramada Midoobay u qaabilsan wadanka Geeska
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta ugu hambalyeysay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud caleemasaarkiisa, waxa ayna sheegtay in ay rajaynayso in ay la shaqeyso maamulkiisa iyadoo ku taageeraysa gaarid
Baydhaba– Isagoo ku wehlinaya ergayga cusub ee madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay abaaraha oo booqashadiisii ugu horreysay maanta ku tagay goobaha abaartu saameysay, sarkaalka ugu sarreeya Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini'aa
Muqdisho/New York – James Swan, Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, ayaa ku booriyay mas’uuliyiinta Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka in ay ka faa’ideystaan "fursada qaaliga ah" ka dib markii dhawaan la s