Warbixin ay xorriyadda hadalka Soomaaliya ka soo saartay QM ayaa lugu soo dhaweeyey horumarka dalku indhawaalahan ka sameeyey ballaarinta nifaaska dadweynehu aragtidooda uga dhiibanayaan siyaasadda dalka.
Wararka

Wakiilka gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Michael Keating (dhexda) ayaa la hadlaya weriyayaasha xili Qaramada Mioobay soo bandhigaysay warbixin ku saabsan xuquuqda madax banaanida fikirka ee lagu qabtay magaalada Muqdisho, Soomaaliya, 4tii bishii Sagaalaad ee 2016. Bidix waxaa fadhiya ku xigeenka Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, Raisedon Zenenga. Midigna waxaa ka xiga Kirsten Young, oo ah madaxa xuquuqul insaanka ee howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya. UN Photo

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa kala hadlay arrimaha horumarka xubnaha rugta ganacsiga iyo warshadaha ee Jubbaland, kulan 22kii August 2016kii ka dhacay Kismaayo. Sawir QM

Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey xubno ka tirsan shaqaalaha meleteriga QM intii lagu guda jiray munaasabadda bilad guddoonsiin ah oo ay Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) iyo Xafiiska QM ee taageeridda Soomaaliya ( UNSOS) ku qabteen 20kii August 2016ka Muqdisho. Sawir: QM

Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Carruurta iyo Colaadda Hubaysan, Leila Zerrougui, ayaa la kulantay Ra’iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, intay ku gudajirtay booqasho shaqo oo ay ku tagtay Soomaaliya 17kii Luulyo 2016

Members of the United Nations Security Council pose for a group photograph during a visit to Mogadishu, Somalia, on 19 May, 2016.