BAYAANAADKA SAXAAFADDA
-
12 Apr 2020 - Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka* waxay muujinayaan garab-istaagga ay garab-taaganyihiin dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ee dhamaan heer kasta oo looga hortegayo loogana diyaar-garoobayo caabuqan saf-mareenka ah ee haleelay dunida (COVID-19).
-
04 Apr 2020 - WARSAXAAFADEED 05/2020
-
04 Apr 2020 - WARSAXAAFADEED 06/2020 Muqdisho – Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayaa maanta xaqiijsay in qof shaqaale caalami ah oo ka tirsan shirkad gaar loo leeyahay oo qandaraas ahaan ula shaqeysa Qaramada Midoobay laga helay cudurka cabuuqa coronavirus ee cusub (COVID-19).
-
31 Mar 2020 - Muqdisho – Soomaaliya, sida dalal kale oo badan oo adduunka ah, waxay wajahaysaa caqabadda aan horay loo arag ee cudurka coronavirus (COVID-19).
-
27 Mar 2020 - WAR-SAXAAFADEED 04/2020 Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa xaqiijisay in qof shaqaale ah oo u shaqeeya shirkad ganacsi oo qandaraasle ah oo la shaqeysa Qaramada Midoobay laga baaray oo laga helay cudurka coronavirus ka cusub (COVID-19).
-
25 Mar 2020 - WAR-SAXAAFADEED 03/2020 Muqadisho – Qarammada Midoobay waxay ugu hambalyeynaysaa Soomaaliya inay gaartay marxaladda go’aaminta deyn fududeynta (cafinta) Barnaamijka Dalalka Saboolka ah ee Aadka u Qaameysan (HIPC) – taasoo ah tallaabo taariikhi ah oo horay loogu qaaday waddada uu dalku u marayo nabad iyo barwaaqo.
-
08 Mar 2020 - Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay walaac xooggan ka muujinayaan ciidamada amniga ee isku urursanaya gobolka Gedo ee Jubaland, Soomaaliya iyo isku dhacyadii 2dii bisha Maarso ka dhacay agagaarka Beled-Xaawo kuwaas oo sababay barakaca dad rayid ah iyo khasaarooyin.
-
08 Mar 2020 - WAR-SAXAAFADEED 02/2020 Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Haweenka Awgeed, ayaa Qaramada Midoobay waxay bogaadisay dowrka haweenka Soomaaliyeed ay ka cayaareen horumarka dalkooda, waxayna sidoo kale dhiirrigelineysaa dadaallo ballaaran oo lagu xaqiijinayo ka-qeybgalkooda dhammaan qaybaha kala duwan ee bulshada Soomaaliyeed.
-
28 Feb 2020 - New York – Xubnaha Golaha Amaanka ayaa waxay garwaaqsadeen horumarka laga sameeyay diyaargarowga loogu jiro in Soomaaliya lagu qabto doorashooyin qaran dabayaaqada sannadka 2020 ama horraanta sannadka 2021, waxayna soo dhoweeyeen kaalinta ay arrintan ku leeyihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya, Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Guddiga Madaxabannaan ee Doorashada Qaranka (GMDQ).
-
25 Feb 2020 - Muqdisho – Sharciga doorashada federaalka Soomaaliya ayaa hadda lagu ansixiyay Golaha Shacabka waxaana saxiixay Madaxweynaha 20-kii Febraayo. Sharcigan wuxuu qeyb ka yahay hab-shaqo sharciyeedka doorasho ee asaasiga ah ee lagama maarmaanka u ah qabsoomidda doorashooyin qaran oo u suurto-gelinaya in tirada ugu badan ee muwaadiniin ah ay codeeyaan.