Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya, Qaramada Midoobay, iyo saaxiibada deeq bixiyayaasha ayaa soo dhoweeyay furitaanka Xarunta Maxkamadda Gobolka Banaadir oo maanta laga furay Magaalada Muqdisho.
Dhacdooyinkii ugu dambeeyay
Ergeyga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo cambaareeyay weerarka lagu qaaday saldhigga AMISOM
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabislan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii maanta ay xagjiriinta Al-shabaab ku qaadeen saldhigga AMISOM ee ku yaalla deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada Hoose, halkaas oo ay m
01 Sep 2015