Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Kulan looga arinsanayey qaabeynta olole lugu dhisayey isfaham dhex mara bulshada iyo hay’adaha amniga ayaa lugu qabtay xarunta Wasaaradda Ammaanka Gudaha ee magaalada Muqdisho.
Iyadoo sanadka 2015 uu sii dhamaanayo, ayaa Xafiiska Hawlgalka Kaalmaynt Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) wuxuu dadka iyo Dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyaynayaa horumark ballaaran ee ay ka gaareen dadaalladooda ku aaddan dhismaha dalka iyo nabadda ee toban iyo labadii bilood ee lasoo dha
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa maanta sheegay inuu aad uga walaacsanyahay xariga sharci darrada ah ee loo geystay Md.
A toll free hotline is now available to internally displaced persons (IDPs) in Mogadishu and other parts of Somalia for reporting cases of gender-based violence and other violations of human rights.
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa cambaareeyay weerarkii argagaxiso ee maanta lala beegsaday Hoteel Saxafi ee magaalada Muqdisho oo sababay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.
WAR MURTIYEEDKULAN WEYNAHA KOOWAAD EE MADASHA WADATASHIGA QARAN1. Kulan weynaha koowaad ee Madasha Wadatashiga Qaran ee looga hadlayey hannaanka doorashooyinka 2016ka ayaa magaalada Muqdisho lagu qabtay 19 -20 Oktoobar 2015.
Muqdisho – Mudane Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Mudane Guddoomiye, Ra'iisul Wasaare Xigeenka, Madaxweynayaasha Dawladaha xubinta ka ah Dawladda Federaalka iyo Maamul-goboleedka KMG ah, Xildhibaanno, Wasiirro, Wakiillada bulshada ray
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa khudbad ka jeediyay furitaankii shirkii ugu horreeyay ee Madasha Wadatashiga Qaran ee maanta, isagoo ugu baaqay dhammaan dadka Soomaal
Mogadishu –- ASC, Mudane Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka, Mudane Ra’iisul Was
Muqdisho - Ergayga- gaarka ah ee Xoghayaha Guudd ee Qaramada Midoobay, Nikolas Kay ayaa cambaareeyay xariga laba wariye ee telefishinka Universal iyo sida xooga leh ee loo xiray xafiiska Telefishinka Universal ee Muqdisho 02 Oktoober 2015.