Hargeysa – Madaxa arrimaha bani’aaddinimada ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta hoosta ka xarriiqay muhiimadda ay leedahay in sare loo qaado awoodda soo kabsashada bulshooyinka si ay uga adkaadaan saameynta abaaraha soo noqnoqda, sida macluusha.
Dhacdooyinkii ugu dambeeyay
Muqdisho - Shamsa Cabdullaahi Bybook waxaa ay ahayd kalkaaliso da’ yar oo ku jirta da’da labaatanaad markii ay dalka ka qaxday, kaddib markii xiisadaha ka jiray Muqdisho ay sii xoogeeysteen sanadkii 1989-kii, si ay nolol cusub uga bilowdo Boqortooyada Ingiriiska.

Haweenka iyo carruurta gudaha dalka ku barakacay oo jooga xarunta Hay’adda Cunnada Adduunka ee Muqdisho, Soomaaliya. Xuquuqda Sawirka: Giles Clarke oo ka socda UNOCHA