Muqdisho – Xuska Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka awgeed, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta qirtay hawsha muhiimka ah ee ay qabato warbaahinta dalka, waxayna xaqiijisay inay ka go’an tahay inay taageerto dadaallada lagu horumarinayo laguna ilaalinayo maqaamkeeda/masaaxadee