Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Sugnaan la’aanta cuntada iyo nafaqo-xumada ayaa ka sii daraya guud ahaan Soomaaliya iyadoo khatarta macluushu ay sii kordhayso halka ay jirto xilli-roobaadkii afaraad ee taariikhiga ahaa ee baaqday
Baydhabo – Waxay ahayd Diseembar 2009-kii Dr. Ilyaas Cabdiladiif Sheekh Yuusuf aad ayuu u faraxsanaa.
Baydhaba– Isagoo ku wehlinaya ergayga cusub ee madaxweynaha Soomaaliya u magacaabay abaaraha oo booqashadiisii ugu horreysay maanta ku tagay goobaha abaartu saameysay, sarkaalka ugu sarreeya Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini'aa
New York - 26ka Maajo 2022, Xoghayaha Guud ayaa telefoonka kula hadlay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Muqdisho/New York – James Swan, Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, ayaa ku booriyay mas’uuliyiinta Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka in ay ka faa’ideystaan "fursada qaaliga ah" ka dib markii dhawaan la s
(Sida loo jeediyay, New York/Muqdisho, 23 Maajo 2022)
Marwo Madaxwayne, Xubnaha sharafta leh ee Golaha,
New York – Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa soo dhoweeyay doorashada madaxweyne ee 15-ka bisha Maajo si nabad ah ugu qabsoontay Soomaaliya, wuxuuna u hambalyeeyay Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo loo doortay madaxweynaha 10-aad ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.