Muqdisho – Kaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Taageeridda Dhismaha Nabadda, Judy Cheng-Hopkins ayaa shalay soo gaartay Muqdisho oo booqasho shan maalmood ah uga billaabatay Soomaaliya. Ms.
Warar
Ergaygga Qaramaada Midoobay oo ku baaqay in dulqaad iyo Xasilooni laga muujiyo arrimaha Gobolka Sool
Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaaliland iyo kuwo ka socda Puntland, oo ku murunsan Gobolka Waqooyi ee Sool, gaar ahaan magaaladda Taleex.
16 Apr 2014