Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Mogadishu – Dadka Soomaaliya waxa lagu qiyaasaa 16.8 milyan oo qof – si kastaba ha ahaatee, si ay u daboolaan baahiyahooda caafimaadka dhimirka waxa dalka oo dhan jooga 82 xirfadle oo kaliya.
Idil Cawil Cilmi ayaa ka mid ah.
Muqdisho – Iyadoo la xusayo maalinta caalamiga ah ee xuska iyo Xusuusta Dhibanayaasha Argagaxisada, Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta sharaftay Soomaalida badan ee ay Rabshadahaas gacan ka hadalku saameeyeen, waxayna ku baaqday in iyaga iyo qoysaskoodaba loo fidiyo gurm
New York – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho 19kii Ogosto. Wuxuu tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska dhibbanayaasha iyo sidoo kale Dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed.
New York – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii argagixiso ee lagu qaaday hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho 19kii Ogosto.
Muqdisho – Axmed Xasan Wehliye weligiis waxa uu u janjeerey dhanka tignoolajiyadda.
Baydhaba – Amniga, Nabadda iyo Dowlad-dhisidda iyo sidoo kale Abaaraha ayaa ka mid ahaa arrimihii lagu soo qaaday wadahadalladii maanta ee mas’uulka sare ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya booqashadiisa uu ku tagay deegaanada maamulka Koonfur Galbeed ee dalka.
[Sidii loo jeediyey]
Subax Wanaagsan, Mudane Madaxweyne, Xubnaha Sharafta leh ee Golaha Wasiirada, iyo saxaafadda
Dhuusamareeb – Mar uu maanta booqasho ku tegey caasimadda Galmudug, mas’uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobey ee Soomaaliya ayuu la kulmay madaxa Dowlad-goboleedka oo ay ka wada hadleen arrimo badan oo khuseeya Dowlad-goboleedka iyo guud ahaan dalka.
[sidii loo jeediyey]
Galab wanaagsan.
Waxa aan jeclaan lahaa inaan ku bilaabo mahad aan u jeedinayo Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye iyo kooxdiisa soo dhaweyntii diirraneyd ee ay maanta noo sameeyeen.