Muqdisho - Iyadoo la xusayo Maalinta Caalamiga ah ee Dadka Naafada ah (IDPD), Qaramada Midoobay waxay maanta Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ururrada dadka naafada ah ku ammaantay horumarka ay ka sameeyeen kor u qaadidda xuquuqda iyo ka qaybgelinta dadka naafada ah.
Warar
![](https://unsom.unmissions.org/sites/default/files/styles/380x220/public/field/image/press_statement_-_somali_0_0_2_0.jpeg?itok=QJDFv22Y)
![](https://unsom.unmissions.org/sites/default/files/styles/380x220/public/field/image/joint-press-statement-som_0_1.jpeg?itok=qa8HXakl)