Muqdisho – 21 Abriil 2014 – Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya (SRSG), Nikolaas Kay ayaa cambaareeyey dilka loo geeystay Isaaq Maxamed Riino oo ahaa xubin ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed.
Warar
![](/sites/default/files/un-default.png)
Ergaygga Qaramaada Midoobay oo ku baaqay in dulqaad iyo Xasilooni laga muujiyo arrimaha Gobolka Sool
Muqdisho – Ergaygga Gaarka ah ee Qaramadda Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya, Nikolas Kay ayaa dareen ka muujiyay shaqaaqadda ka dhexdhalatay ciidamo ka socda Soomaaliland iyo kuwo ka socda Puntland, oo ku murunsan Gobolka Waqooyi ee Sool, gaar ahaan magaaladda Taleex.
16 Apr 2014
![](/sites/default/files/un-default.png)
![](/sites/default/files/un-default.png)
![](/sites/default/files/un-default.png)
![](https://unsom.unmissions.org/sites/default/files/styles/380x220/public/field/image/unsom_statement_23_117.png?itok=NBh1y0-f)
![](/sites/default/files/un-default.png)