Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Nabadda iyo xasiloonida yar ee ka jirta Soomaaliya ayaa kor u qaadday u adeegsiga goobaha badqabka hawlaha isbaddellada keena ee dhalinyarada.
Iyagoo ku soo koray xaafadda Taleex ee magaalada Muqdisho 1980-yadii, Bile Ismaaciil Diiriye iyo Cabdiqaadir Macalim Maxamed waxaa ay ahaayeen saaxibada aadka iskugu dhaw.
Baidoa, Dhusamareb, Garowe, Jowhar, Kismayo - 26 Luulyo 2018 – Kulamo wadatashi ah oo si heer sare ah loo agaasimay oo toddobaadkan lagu qabtay magaalooyinka kala duwan ee Soomaaliya, ayaa haweenka Soomaaliyeed isugu yimaadeen si ay uga wada hadlaan dowrka ay ku leeyihi
Garoowe – Sarkaalka ugu sareeya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa ku baaqay in haweenka si xooggan looga qeyb-galiyo xal u helista caqabadaha dalka ka heysta meela farabadan, oo ay ka mid yihiin dadaallada nabadeynta iyo xasilinta.
Dagaalka sokeeyey siyaabo badan ayuu u dhaawacay dalka:
Qoysas ayuu kala geeyay, xukunka sharciga ayaa meesha ka baxay, hay’adaha dowladda ayaa burburay, waxbarashaduna burbur xooggan ayaa gaaray, waa qaar ka mid ah dib u dhacyada dalka soo gaaray colaadda sababo la xiriira colaadda.
Gaalkacyo – Hogaamiyayaasha, xubnaha bulshada iyo saraakiisha booliska Waqooyiga iyo Koofurta Gaalkacyo ayaa isuyimid iyagoo yeelanaya wadahadal toddobaad soconaya, si ay u aasaasaan madal bulsho ayna u dejiyaan qorsha howleedka lagu dhisayo boolis isku dhaf ah – Tilaabooyinka mu
Isagoo Isniintii Muqdisho kula hadlayay wariyayaal sarsare iyo xubna bulshada rayidka ka tirsan, ayaa ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxaa uu ka hadlay muhiimadda ay leedahay kaalinta warbaahinta, isagoo caddeeyay taageerada Qaramada Midoobay ay ka geysaneyso xuquuqda iyo horumarinta waa
Baroksel – Shir heer-sare ah oo ay isugu yimaadeen wakiillo ka kala socda Soomaaliya iyo beesha caalamka, oo ay ku jirto Qaramada Midoobay ayaa manta lagu soo gabagabeeyay magaalada Baroksel ee dalka Biljamka, iyadoo dib loo cusbooneysiiyay taageerada loo fidinayo horumarka laga sameeyay dhinacya
Broksel – Hadal ay ka jeediyeen maalinta koowaad ee Shirka Iskaashiga Soomaaliya, ayaa laba sarkaal oo sarsare oo ka tirsan Qaramada Midoobay waxaa ay dowladda ku ammaaneen dadaallada ay ku bixisay dhinacyada ay ka midyihiin dib-u-habeynta siyaasadda, ammaanka, horumarka dhaqaala
Waayo aragnimada uu Mustaf Yuusuf Ibraahim kala soo kulmay tahriib asaga oo nolol wanaagsan raadsanayo wax yar ayay ka duwan tahay kuwa dadka kale oo badan – gaajo, cabsi, xumeyn iyo xad-gudub.