Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
WAR-SAXAAFADEED 08/2018
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa ugu hambalyeeyay dhamaan dadka Soomaaliyeed munaasabadda Ciidda Soonfurka (Ciidul Fitriga).
Muqdisho – Barnaamijika Wadajirka ah ee Boolisnimada(JPP) oo taageeraya hab-dhismeedka boolisnimada ee labada waji isla markana u gogol-xaadhaya marxaladda xigta ee dhinaca dhisidda adeegyo boolis ah oo xooggan oo heer qaran iyo heer maamul goboleedba ah, ayay daahfurtay Dowladda
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Dowladaha Itoobiya, Talyaaniga, Norway, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa soo dhoweeyay natiijooyinka qiimaha leh ee ka soo baxay shirkii Golaha Amniga Qaranka ee 3-5 Juunyo ugu qabsoomay m
Kaaliyaha Xog-hayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Siyaasadda, Rosemary DiCarlo ayaa soo gabogabeysay booqasho hal maalin ah oo ay ku timid Soomaaliya, waa socdaalkeeda koowaad ee ay dal ku booqatay tani iyo markii xilka loo magacaabay bil ka hor.
Muqdisho – Kaddib dhowr bilood oo ay ku xirnaayeen xabsiyo ku yaal dalka Liibya, 150 qof oo muhaajiriin Soomaali ah ayaa si iskood maanta dib ugu soo laabtay dalkooda hooyo, iyada oo gaadiidka ay qaban-qaabisay hay’adda socdaalka ee Qaramada Midoobay.
Kaddib booqaasho bulsho ku dhaqan ‘Somaliland’ oo ay saameysay Duufaanta loo yaqaanno Sagar, Qaramada Midoobay ayaa yaboohday lacag dhan $3 milyan (doolar) si loogu caawiyo dadkii ay dhibaatada ka soo gaartay duufaanta cusleyd oo maalmo gudahooda dhaliyay roobab u dhigmo sanad dhan oo uu roob soc
Saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka ayaa aad uga walaacsan iskudhacyada hubaysan ee ugu dambeeyay ee maanta ka socda agagaarka deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool una dhexeeya Puntland iyo ‘Somaliland’, waxayna ku baaqayaan xabbad-joojin degdeg ah.
Muqdisho, Baydhabo, Kismayo – Iyada oo ay Soomaaliya ku dhufteen duufaano, kuwaas oo qaybo kala duwan ee dalka ka mid ah ka dhaliyay fatahaad iyo culeysyo, waxaa ay u muuqatay in sida caadiga ah ay hakad gali lahayd hawl-maalmeedka oo dhan.
Muqdisho – Waaxyada u qaabilsan arrimaha samafalka ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta ku baaqay lacag dhan 80 milyan oo doolar si ay caawimaad degdeg ah u fidiyaan dadka ay saameeyeen daadadka dhowaan ka dhacay koonfurta iyo bartamaha dalka