Muqdisho – Gabagebbada booqashadeedii labaad ee ay ku timid dalka ku yaalla Geeska Afrika, Khabiirka Madax-bannaan Xaaladda Xuquuqaha Aadamaha ee Soomaaliya waxaa ay maanta tilmaantey sida ay isugu xiran yihiin xuquuqda aadanaha iyo horumarinnada kale ee dalka ka jira.