Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Kulan socon doono labo maalmood oo looga gol leeyahay in lagu dhiso iskaashi si loo soo afjaro ganacsiga aan habbooneyn, soo saarista iyo adeegsiga dhuxusha ee Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
U astaynta maalinta saxaafada adduunka, Ergyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa maanta bogaadiyey geesinimada iyo dedaalka suxufiyiinta dalka oo ka hawl gala mid ka mid ah meelaha ugu khatarsan dunida ee shaqaalaha warbaahinta.
Beledweyne - Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” oo booqasho uu ku qiimeynayay saameynta ay daadadka ku yeesheen maamul goboleedka HirShabeelle ee Soomaaliya, ayaa maanta ugu baaqay beesha caalamka iyo Soomaalida ku nool qurbaha in ay gacan ka geystaan dadaallada lo
Mogadishu – Mas’uulka ugu sarreeya Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay caqabadaha iyo fursadaha qaybta tamarta ee waddanka, isagoo maalgashayeyaasha ugu baaqay in ay gacan ka geystaan horumarinta ilaha tamarta la cusbooneysiin karo.
Hawlgalka Kaalmeynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayaa cambaareeyay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, kaas oo lagu soo warramey inay ku dhinteen saraakiil ka tirsan amniga Dowladda iyo dad rayid ah.
Muqdisho - Dadaallada sare loogu qaadayo horumarka ay Soomaaliya ka gaarta dhinaca amniga ayaa ahaa mowduuca ugu weyn ee looga hadlay kulan heer sare oo maanta ka dhacay caasimadda dalka oo u dhaxeysay mas’uuliyiinta Soomaaliya iyo bah-wadaagta caalamiga - iyada oo dadkii ka qay
Dhadhaab - Mas’uulka sare ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya oo la kulmay Soomaalida ku nool xerada qaxootiga ugu weyn ay Soomaalida ku nool yihiin ee ku taallo waqooyiga bari ee dalka Kenya, ayaa dareen la qaybsaday qaxootiga xaaladdooda isaga oo islamarkana shaaciyay h
Muqdisho- Sannadkii 2005-tii, Diktoor Cabdiraxman Cali Cawale oo loo yaqaanno Diktoor Xabeeb ayaa waxaa uu socday mid kamid ah waddooyinka ku yaalla caasimadda Soomaaliya waxaana oo uu arkay arrin isbeddel ku keentay noloshiisa: waxaa uu arkay dareenka qaar ka mid ah bulshada ku
Ronaldo. Messi. Neymar. Waa magacyada ciyaarahaannada kubadda cagta ah ee ugu caansan oo ay dad badan taageeraan guud ahaan caalamka, oo ay ku jiraan taageerayaasha ku nool Soomaaliya.
Muqdisho- Markii uu waaga baryo, Maryan Nuux Muuse waxaa ay ka tagtaa raaxada ay ku haysatay gurigeeda oo ku yaalla duleedka Muqdisho si ay tababar ugu soo qaadato garoonka Banaadir, goobta ugu wayn ee cayaaraha loo aado ee ku taallo casimadda.