Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Nalo Nuur Musdhaf waa 26 jir, u dulqaadan weysay xanuunka dhimashada mid ka mid ah caruurteed gaajo darteed waxayna kasoo barakacday gurigeeda oo ku yaal tuulada Maayle-Murug, gobolka Shabeelada hoose, intii uusan ka dhiman mid kale.
Mutadawiciin iyo Shaqaalaha Garoonka Baydhabo ayaa dejinaya sahay Dawo ah oo Turkiga ugu deeqay dadka barakacayaasha ee ku sugan gudaha magaalada Baydhabo ee Soomaaliya, 22kii Maarso 2017. QM Sawir
Baabuur waaweyn oo sida shixnado daawo ah ayaa loo diray xaafadaha ay abaarta ba,an ku dhufatay ee ka tirsan maamulka Koonfur galbeed ee Soomaaliya kadib markii diyaarad ay leedahay QM oo waday sahey gaartay magaalada Baydhabo.
Taliyaha Booliska UNSOM Christoph Buik iyo Ku Xigeenka Safiirka Jarmalka u qaabilsan Soomaaliya Markus Bollmohr ayaa 21-kii Maarso booqday magaalada lagu muransan yahay ee Gaalkacyo si ay u qiimeeyaan hirgelinta heshiis xabbad-joojin ah oo ay gaareen Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali “
Vincent Lelei, the Deputy Humanitarian Coordinator for Somalia, speaks at a ceremony to open a Drought Operations Coordination Center in Baidoa, Somalia, on 19 March, 2017. UN Photo.
Qaramda Midoobey ayaa ka furtay xarunta iskuduwida howlaha abaarta magaalada Baydhabo, caasimada maamulka Koofur Galbeed, si kor loogu qaado bixinta gargaarada bani,aadnimada waqtiyeysan ee gobolka.
WAR-SAXAAFADEED 03/2017
1.Iyada oo uu taageerayo Mudane Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo”, si waafaqsan bayaankii Muqdisho ee 22kii Febraayo 2017, wufuud ka kooban 31 xubnood iyo wakiillo ka socday bulshada rayidka ah, qeybta gaarka loo leeya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed “Farmaajo” ayaa maanta caasimadda Soomaaliya ka furay shir heerkiisu sarreeyo si looga hadlo abaaraha ba’an ee hadda saameeyay dad ka badan lix milyan, la iskulana meel dhigo tallaabooyinka lagama maarmaanka ah e
Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa ku tilmaamay abaarta ku habsatay in ka badan lix milyan oo Soomaali ah iney tahay “musiibo qaran” isagoo ka codsaday bulshada caalamka iney ku caawiyaan $825 milyan si looga hortago dhibaatada macluusha sii kordheysa inta lagu guda jiro qeybta hore ee s
Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud (bidix) iyo Shariif Sheekh Axmed (midig) oo labada dhinac ka taagan madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo oo ku sugan xafladda caleemasaarka, Moqdisho, 22 Febraayo 2017. QM Sawir
Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa maanta loo caleema saaray Madaxweynaha sagaalaad ee Soomaaliya xaflad si fiican loo soo agaasimay oo ay kasoo qeyb galeen in kabadan 1,200 qof oo ay ku jiraan Madaxweynayaasha labo dal oo daris ah, Rasii,sul wasaare iyo in kabadan 100 diblomaasi.