Muqdisho – Agaasimaha Fulinta ee Hay’adda Barnaamijka Deegaanka ee Qaramada Midoobay, Mudane Erik Solheim, ayaa soo gaaray Soomaaliya si uu qiimeyn ku sameeyo xaaladda abaaraha iyo saameynta ay ku yeesheen deegaanka iyo in uu kala hadlo dowladda cusub ee Soomaaliya taageerada hay
Raadi
- Hoy
- Ku saabsan
- Warar
- Hawlaha
- Arrimaha Siyaasadda
- Taageerada isku dhafka ee doorashooyinka
- Ku Dhaqanka Qaanuunka iyo Ammaanka
- Kooxda xuquuqda aadanaha iyo ilaalinta
- Sinnaanta Jinsiga iyo Awood-siinta Haweenka
- Ka Hortagga iyo La Dagaallanka Rabshadaha Xagjirnimada
- Xiriirka Istiraatijiga Ah Iyo Arrimaha Bulshada
- Isu Duwidda Deeq Bixinta
- Soo Kabashada Bulshada Iyo Fidinta Awoodda Dowladda Iyo Isla Xisaabtanka (CRESTA/A) /A
- Deegaanka iyo Sugnaanta Cimilada
- Awood Siinta Dhallinyarada
- Ilaha Xogta
OGEYSIIS
Hawlgalkii Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM) ayey shaqadiisa xirantay 31-kii Oktoobar 2024-kii, waxaana lagu bedelay Hawlgalka Kaalmaynta Ku-meel-gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNTMIS) Jimcihii, 1-dii Nofeembar, iyadoo la raacayo qaraarkii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu ahaa 2753.
Isbadalka ayaa ka tarjumaya horumarka dalka ka jira, waxaana sidoo kale uu waafaqsan yahay codsigii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee ahaa in xafiiska UNSOM lagu wareejiyo kooxda Qaramada Midoobay ee dalka, muddo labo sano ah marka la gaaro Oktoobar 2026-ka.
Inta la dhammaystirayo websaydka cusub ee UNTMIS, iyo baraha bulshada xogta khuseeya hawlgalka waxa laga heli doonaa:
Barta Facebook ee UNTMIS: (https://www.facebook.com/profile.php?id=61567390156860)