Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Baydhabo – Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa iskugu yeeray saaxiibada Soomaaliya ee beesha caalamka kulan ka dhacay Baydhabo, Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, 7dii September 2019.
Muqdisho - Roobab aan xiriir ahayn soona daahay oo da'ay intii lagu jiray xiliga Guga ee Soomaaliya (Abriil-Juun) oo keenay biyaha webiga oo heerkoodu uu hooseeyo ayaa horseeday in dalagyadii beeraha kasoo go'ayay ay noqdaan kuwii ugu liitay tan iyo abaartii dhacday sanadkii 2011
New York – Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhaqaaqay magcaabista Adam Abdelmoula oo u dhashay dalka Sudan (sidoo kalena haysta dhalashada Mareykanka) inuu noqdo Ku-Xigeenka Ergeygiisa Gaarka ah ee u qaabilsan Soomaaliya, halkaas oo uu ka hawlge
Muqdisho – Iyadoo ujeedddadu tahay in la xoojiyo xasilloonida lana ilaaliyo midnimada ka dhexeysa bulshada Jubaland, ayaa saaxiibada Soomaaliya ee Beesha Caalamka (Canada, Itoobiya, Midowga Yurub, Finland, Jarmalka, Talyaaniga, Kenya, Netherlands, Norway, Sweden, Turkiga, Uganda, Boqortooyada Mid
New York: Khudabadiisii ugu horesay ee uu u jeediyo golaha amaanka, ayuu ergayga gaarka ah ee qaramada midoobay u qaabilsan soomaaliya diirada ku saaray guulaha uu dalkani kagaaray jihooyin badan asaga oo dhinaca kalena carabaabay in suuragalnimada in horumarkaasi sii socdo ay ta
Muqdisho - Iyadoo qayb ka ah dhowrista Maalinta Bani'aadamnimada Adduunka, Soomaaliya maanta waxay muujisay kaalintii firfircoonayd ee ay ka geysteen Haweenka samafalayaasha ah dib-u-dhiska dalka.
Muqadisho – Isla fahamida iyo kormeerida dadaallada isgaarsiinta ee Soomaaliya, iyo faa'iidooyinka iskaashigi kan oo kale ah, ayaa ka mid ahaa qodobbadii ugu waaweynaa ee looga wada hadlay kulan ay yeesheen maanta isgaarsiinta Soomaaliya iyo bahwadaagteeda caalamiga ah.
Muqdisho – Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey munaasabadda Ciidul-Adxaha.
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa doonaysa in ay sii wado in ay ka caawiso dhalinyarada in ay la imaadaan hindisayaal lagu hubinayo kaqeybgalkooda firfircoon ee hannaanka siyaasadeed ee ka jira dalka - taasi waxay ahayd farriintii wakiilka qaramada midoobay ee Sooma