Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan soo booqday Puntland kaddbna aan kulan mira-dhal ah la qaatay Madaxweyne Siciid Cabdullahi Dani iyo kooxdiisa.
Garowe – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud u qaabilsan Soomaaliya (SRSG), Jamed Swan ayaa booqday caasimadda Puntland ee Garoowe maanta halkaas oo uu kula kulmay Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka, Siciid Cabdullahi Deni iyo xubno ka mid ah golihiisa wasiirada.
Muqdisho – Dowladaha Belgium-ka, Denmark, Itoobiya, Finland, France, Germany, Italy, Netherlands, Norway, Poland, Sweden, Switzerland, Turkey, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, Mareykanka, Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD iyo
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa dadka iyo dowladda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad-guurada 59aad ee kasoo wareegtay madaxbanaanida dalkooda.
WAR-SAXAAFADEED 09/2019
Muqdisho - Ergeyga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Hawlgalka Kaalmeynta Soomaaliya (UNSOM) ee dhawaan la soo magacaabay, James Swan ayaa soo gaaray Muqdisho si uu ula wareego waajibaadkiisa.
Muqdisho – James Swan ayaa maanta yimid Muqdisho is uu ula wareego waajibaadka xilkiisa isagoo ah Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya ahna Madaxa Xafiiska Hawlagalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.
WAR-SAXAAFADEED 08/2019
Baidoa – Boqol iyo labaatan hore u ahaa dagaalamayaal Al-Shabaab ayaa maanta ka qallinjabiyey Xarunta Dhaqancelinta ee Baydhabo ee maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya kaddib markii ay dhammeysteen barnaamij dhaqancelin ah oo ballaarnaa.
Moqdisho - Waa subax uu cirku daruuro leeyahy magaalada muqdisho, Warsan saciid (ma ahan magaceeda saxda ah) oo ah 28 sano jir ayaa ayada oo aamusan galaysa Xarunta xaawo taako 1 ee aaga Zoobe ee Magaalada muqdisho.