Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, ayaa soo dhoweeyay caleemasaarka Madaxweynaha Galmudug, Axmed Ducaale Geelle “Xaaf”, kaasoo shalay ka dhacay magaalada Cadaado.
Muqdisho – Agaasimaha Fulinta ee Hay’adda Barnaamijka Deegaanka ee Qaramada Midoobay, Mudane Erik Solheim, ayaa soo gaaray Soomaaliya si uu qiimeyn ku sameeyo xaaladda abaaraha iyo saameynta ay ku yeesheen deegaanka iyo in uu kala hadlo dowladda cusub ee Soomaaliya taageerada hay
Muqdisho - Midowga Yurub, oo kaashanaya Qaramada Midoobay iyo Maamulka Gobolka Banaadir, ayaa daah furay mashruuc dhan 12 milyan oo Yuuro ($13.4 milyan) oo lagu ilaalinayo, laguna taageerayo dib-u-soo-celinta Dadka Gudaha ku BarAkacay (IDPs) ee gobolka Banaadir.
Ku dhowaad 70 sano, nabad ilaalinta Qaramada Midoobay waxay cadeysay inay tahay mid kamid ah maalgashiyada ugu waxtarka badan ee beesha caalamka dhanka nabadda, amniga iyo horumarka.
WAR-SAXAAFADEED 06/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u jooga Soomaaliya Michael Keating ayaa dadka Soomaaliyeed u diray hambalyadiisa ugu qiimaha badan ee ku aaddan bilashada bisha barakeysan ee Ramadan.
Muqdisho – Waxaa maanta la daahfuray Xafiiska Diiwaangelinta Xisbiyada Siyaasadeed oo waajibaadkiisa yahay kormeerka hannaanka diiwaangelinta xisbiyada siyaasadeed ee ka dhisan dalka, sida ku xusan Qodobka 47-aad ee Dastuurka federaalka ee qabyo-qoraalka ah.
Mudane Madaxweyne,
Kismaayo - “Sababta ka danbeysa olalaheyga siyaasadeed waa inaan abuuro isbadal,” sidaa waxa yiri Ayaanle Sheekh Xuseen.
Kadib markii ay dhacday dowladii dhexe ee Soomaaliya 1991, dowrkii Wasaarada Waxbarashada waxa la wareegay hey,ado gaar loo leeyahay, kuwasoo diiwangaliya isla markaana siiyay waxbarasho caruurta gaaray da,da iskuulka.
Guud ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa isagu soo baxay maanta si ay u xusaan Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed, tasoo ah xus sanadeed tilmaamaya halgankii xornima doonka ahaa ee koox ka tirsan dhalinyarada Soomaaliyeed bilaabeen, kooxdan ayaa u dooday in la siiyo is xukun hoosaad iyagoo ku mi