Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Nairobi - Isbeddelka cimilada ayaa noqday arrin weyn oo sababta xasillooni-darada adduunka oo xitaa Golaha Ammaanka QM uu
Hargeysa – Toddobaadkiiba laba maalmood, ka hor inta aan waagu beryin, maqaaxiyaha laga qaxweeyaana ay markaas uun albaabada furayaan, ayay kaligeed iyadoo degdegsan soo dhex jibaaxdaa dariiqyada oo cidlo ah magaaladuna ay huruddo.
(Sidii looga jeediyey, New York, 19kii Febraayo 2024)
Marwo Madaxweyne, Xubnaha Sharafta leh ee Golaha Amaanka,
New York – Soomaaliya waxaa ay weli tahay mid adkeysi leh, waxaana sii xoogeysanaya sida ay Dowladda Federaalka uga go'an tahay dowlad-dhiska laakiinse dadaal badan ayaa loo baahan yahay si loo xaqiijiyo in la joogteeyo guulaha ay ka gaartay la dagaalanka falaagada argagaxisada a
New York - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa maanta ku dhawaaqay magacaabista Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Simbabwe in uu noqdo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Howlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM).
Gaalkacyo – Carruur badan oo Soomaaliyeed ayaa in ay iskuul aadaan oo ay helaan waxbarasho wanaagsan ay weli u tahay riyo ay ku taamayaan in ay gaaraan.
Garoowe – Mudane Madaxweyne, Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee Soomaaliya; mudane madaxweyne, Saciid Cabdullaahi Deni, Madaxweynaha Puntland; Xubnaha Baarlamaanka; Maamul-goboleedyada halkan jooga; Wasiirrada Do