Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Luul Maxamed Cusmaan waxaa ay lahayd hudheel ka hor inta ay dagaallada sokeeye Soomaaliya ka qarxin, taasi oo ku qasbay in ay magangelyo ka doonato dalka Talyaaniga. Shan sano ka hor dalkeeda ayay dib ugu laabato si ay dib ganacsigeeda u bilowdo.
Muqdisho – Shir labo maalin socon doono oo ay iskugu imaanayaan Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, bahda ganacsatada iyo bah-wadaagta caalamiga kaasi oo lagu doonayo in lagu qiimeeyo fursadaha iyo caqadaha maalgashiga tamarta waarta ee Soomaaliya ayaa maanta ka furmay magaalad
Muqdisho - In kasta oo ay dadka intooda badan ka cararaan goobaha ay ka dhacaan qaraxyada, xubnaha shaqaalaha dadaalka badan ee Shirkadda Ambalaasta ee Aamin waxaa ay ku sii ordaan goobahaasi si ay dhibbanaayaasha u siiyaan gargaarka degdegga ah, ayna dhaawaca geeyaan isbitaallad
Muqdisho, Kismaayo - Iyada oo taariikhda markii ay tahay 31-da Oktoobar la xusayo munaasabadda Maalinta Magaalooyinka Adduunka, labo ka mid ah magaalooyinka ugu waaweyn Soomaaliya ayaa laga dareemaya horumar kaddib 25 sano oo uu dalka ka maqna sharci iyo kala dambeyn.
HirShabelle - Madaxweynaha dhowaan laga doortay maamul goboleedka HirShabelle, Maxamed Cabdi Waare, ayaa lagu caleema saaray xaflad si weyn loo agaasimay oo ay ka qayb-galeen Raysal Wasaaraha Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, madaxweynayaasha maamul goboleedyada ka jira dalka
Muqdisho - Shaqaalaha Qaramada Midoobay ayaa maanta isugu yimid magaalada Muqdisho si ay u xusaan Maalinta Qaramada Midoobay iyagoona ballanqaaday in ay siii joogtayn doonan taageerada ay u fidiyaan dadka Soomaaliyeed oo ku haminaya in ay helaan nabad iyoammaan waara.
ii ogolow inaan ku billaabo inaan kuu hambalyeeyo, Madaxwayne Waare. Waxaan kuu rajeynayaa guul weyn oo aad shacabka reer HirShabeelle ugu horseedo nabad iyo barwaaqo.
Bossaso - Canab Muumin Faarax waxaa ay ka soo qaxday Muqdisho 16 sano ka hor, xilli ay socdeen dagaallada sokeeye ee ka dhashay burburkii dowladda Siyaad Barre.
Mogadishu – Hay’adda Qaramada Midoobay ayaa abaabushay shaqaalaheeda iyo hantideeda si ay jawaab uga bixiso codsiga uga yimid mas’uuliyiinta dowladda federaalka ah dowladda hoose si ay gacan ugu fidiyaan shacabka Soomaaliyeed ee ku waxyeeloobay qaraxii maalintii Sabtida ah ee ka
“Waxaan rabaa inaan idinla wadaago dareenkayga qotada dheer iyo inaan idin garab taaganahay idinka iyo qoysaskiina inagoo u baroordiiqayna geeridii naxdinta lahayd ee uu sababy weerarradii Sabtidii ka dhacay magalaada Muqdishu. Waan qiyaasi karaa xanuunka iyo dhibka aad dareenteen.