Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Sharciga doorashada federaalka Soomaaliya ayaa hadda lagu ansixiyay Golaha Shacabka waxaana saxiixay Madaxweynaha 20-kii Febraayo.
Baydhabo – “Waxaan jeclaan lahaa isbeddello ka tarjumaya danaheenna,” ayay tiri Nuurto Maxamed, oo ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan Qasab 2 (IDPs), ee ka qayb galay kulankii maanta ee ka dhacay Baydhabo, Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Muqadisho – Soomaaliya iyo hay’adda Qaramada Midoobay ugu qaybsan dhaqanka iyo waxbarashada (UNESCO) ayaa maanta kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo dadaallada lagu ilaalinayo hiddaha iyo dhaqanka laguna wanaajinayo waxbarashada dalka.
Muqdisho – Kulan socday muddo sadd
Hargeysa – si uu uu qofku u tago xerada Naaso Hablood, waa inuu u maraa wado ciriiri ah oo ay ku yaallaan geedo tiitiin ah oo qodxo leh.
Muqdisho – In ka badan 100 qof oo ku nool Gobolka Banaadir ayaa ka qayb galay bilowga kulan looga tashanayo dib u eegista lagu samaynayo Dastuurka qabyada ah, kaasoo ay soo agaasintey Wasaaradda Arrimaha Dastuurka (MoCA).
Muqdisho – Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka* waxay mar kale carrabka ku adkeynayaan ballan-qaadkooda ku aaddan taageerada u diyaargarowga doorashooyinka heer federaal ee 2020/21.