Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Dukuminti qabyo-qoraal ah oo ku aaddan siyaasadda Badda Soomaaliya oo looga gol leeyahay horumarinta Xeerka Badda Soomaaliya ayaa taageero ka helay hay’adaha muhiimka ah ee dalka u qaabilsan arrimaha badda iyo hay’adaha qaabilsan horumarinta.
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidda Soonfurka (Ciidul Fitriga) u diray dhamaan dadka Soomaaliyeed.
WAR-SAXAAFADEED 17/2016
Mashruuc ay ka wada qaybqaadanayaan bahwadaag kala duwan islamarkaana diiradda lagu saarayo isku-duwidda kaalmada caalamiga ee loogu talogalay Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa Muqdisho lagu soo bandhigey Khamiistii.
Guutada Ciidamada Ugandha ee QM ee Soomaaliya ayaa u dabaaldegay shaqo-hufnaantooda. Ciidamada ayaa la gudoonsiiyay billad-sharaf iyo shahaadooyin xaflad uu ka soo qeyb galay Wakiilka gaarka ah ee Qaramada u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating.
Madasha Hoggaanka Qaranka (NLF) ayaa laga furay magaalada Baydhabo ee koonfur-gelbeed Soomaaliya si loogu gogol-xaaro hanaanka doorashada ee Agoosto.
Isniintii ayay Soomaaliya u dabbaaldegtay maalinta aduunka ee qaxootiga iyada oo uu dalku sugayo soo noqoshada in ka badan 300,000 ee qaxooti oo ku sugan dalka deriska ah ee Kenya. Dalkan ku yaalla geeska Afrika ee Soomaaliya ayaa ku leh wadamada deriska la ah qaxooti lagu qiyaasay hal milyan.