Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, (SRSG) Nicholas Kay, ayaa salaan kal iyo laab ah oo ku aaddan munaasabadda Ciiddul Adxaa u diray dhamaan dadka Soomaaliyeed oo u dabbaal degaya (munaasabadda) Ciidul Adxaa kuna beegan gudashada hawlihii ugu
Warar
EQ QM u Qaabilsan Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay Ku-dhawaaqista Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hanaan
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, SRSG Kay ayaa soo dhoweeyay ku dhowaaqista rasmiga ah ee lagu dhowaaqay Madasha Wadatashiga Qaranka ee Hanaanka Doorashooyinka 2016.
21 Sep 2015
EG ah ee QM Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya oo soo dhoweeyay caleema saarki Madaxweynaha Maamulka Ku
Kismaayo – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabislan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa soo dhoweeyay caleema saarki Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Madoobe”, oo ah Madaxweynaha Maamulka Kumeelgaarka ah ee Jubba (IJA). [WARSAXAAFADEED]
16 Sep 2015