Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Suxufiyiinta ku sugan Soomaaliya ayaa si la mid ah dhiggooda ku nool daafaha caalamka xusay Maalinta Xorriyadda Warbaahinta Adduunka.
Muqdisho – Dowladda Jarmalka ayaa Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 70 milyan oo Yuuro, oo u dhiganta 76 milyan oo doolar, ayada oo ballan-qaadday in ay sii laba jibbaarayso taageerrada looga jawaabayo abaaraha sida ba’an dalka u sameeyay.
Saaxiibada caalamka (Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Itoobiya, Talyaaniga, Sweden, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska iyo Dowladda Maraykanka) waxay si dhow ula socdaan arrimaha ka soo cusboonaaday Galmudug.
Mogadishu – In ka badan 1.7 milyan oo dad Soomaali ah ayaa gargaar cunno ah la gaarsiyay.
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan heer sare ah kula qaadatay saaxiibada beesha caalamka si loogu diyaar garoobo Shirweynaha London ee arrimaha Soomaaliya kaas oo dhici doona 11ka bisha May 2017.
Muqdishu - Koox ka kooban 10 sargaal booliska dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxa tababaray Qaramada Midoobey qeybteeda Adeega wax ka qabadka Miinooyinka (UMMAS) haraadiga waxyaabaha qarxa si loo caawiyo kor u qaadida amaanka dowladaha federaalka ee Soomaaliya.
Muqdishu - Bahwadaagta bani,aadnimada ee ku howlan dadaalada wax looga qabanayo dhibaatada abaarta hadda ee Soomaaliya, ayaa qabtay kulan looga dooday sidii loo xoojin lahaa iskaashiga, si caawimaad fiican loo gaarsiiyo bulshada dhiban, talaadadii.
Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka ayaa soo dhoweeyay go’aanada ay Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) iyo Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka ah (DGXF) ku gaareen kulankii wadatashi ee labada maalmood qaatay ee ay dhowaan ku yeesheen magaalada Muqdisho.
Amino Ali Hiirey is a police officer with the Hiiraan police service and a fierce champion of women’s rights.
Aamino Cali Xiirey waa sarkaalad boolis ah tasoo ka shaqeysa mid ka mid ah wadamada ugu khatarsan aduunka ee boolis ka shaqeeyo – Soomaaliya.
Binti Ibrahim Ali, Deputy Minister of Human Rights and Family Affairs in the Interim South West Administration.
Binti Ibraahim Cali waxay nolasheedii hore ku qaadatay dalka Kenya; iyadoo ka carartay Soomaaliya iyada iyo waalidkeed culeyska dagaalada sugeeye owgiis.