Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
BAIDOA – Maalinta talaadada, maamulka Koonfur Galbeed oo ka mid ah maamul goboleedyada ka jira dalka ayaa si rasmi ah u daah furay Xeerka Dowladda Hoose, wuxuuna sidoo kale bilaabay hannaanka dhismaha golaha degmada.
Nairobi – Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee Soomaaliya ayaa ku tilmaamay “mid waxgal ah, oo faa’iido badan” siminaar seddax maalmood ka socday caasimadda dalka Kenya oo shalay la soo xiray, kaas oo looga wada hadlay arrimo la xiriira diiwaangelinta, nidaaminta, maalgelinta iyo l
Nairobi – Xoojinta awoodda Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka uu u leeyahay diiwaangelinta iyo maareynta xisbiyada siyaasadda ee Soomaaliya ayaa ah mowduuca diiradda lagu saarayo shir seddax maalmood socon doono ee shalay ka furmay Nairobi, dalka Kenya.
WAR-SAXAAFADEED 13/2017
Muqdisho – Siminaar labo maalmood socday ee ujeedkiisu ahaa in dib u eegis lagu sameeyo nidaamyada howlgalka iyo in lagu dhiso awoodda Ciidamada Nabadsugidda Soomaaliyeed (NISA) ee dhanka baarista dagaalyahaannada hore ee Al-Shabaab ayaa maanta la soo afjaray.
Muqdisho – Hay’adda Socdaalka ee Qaramada Midoobay (IOM) ayaa manta sameysay xaflad lagu dahfurayay bilowga mashruuc laga gol leeyahay in wax looga qabto baahida degdegga ah ee loo qabo hooy iyo alaabta aan cunnada ahayn.
WAR-SAXAAFADEED 12/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating ayaa dadka Soomaaliyeed iyo dowladdaba ugu hambalyeeyay munaasabadda sanad-guurada madaxbanaanida dalka.
WAR-SAXAAFADEED 11/2017
Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating ayaa dhamaan dadka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidda Soonfurka (Ciidul Fitriga).
Sunita Sharma ee UNSOM waxaa ay ka mid ahayd koox haweeney ah oo si gaar ah loo soo xulay in ay ka qaybgalaan tababar ku aaddan dab-demiska jaamacadda Oxford ee Boqortooyada Ingiriiska.