Kismaayo – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabislan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa soo dhoweeyay caleema saarki Sheekh Axmed Maxamed Islaam “Madoobe”, oo ah Madaxweynaha Maamulka Kumeelgaarka ah ee Jubba (IJA).
Warar
Ergeyga Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya oo cambaareeyay weerarka lagu qaaday saldhigga AMISOM
Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabislan Soomaaliya, Nikolas Kay, ayaa si adag u cambaareeyay weerarkii maanta ay xagjiriinta Al-shabaab ku qaadeen saldhigga AMISOM ee ku yaalla deegaanka Janaale ee Gobolka Shabeellada Hoose, halkaas oo ay m
01 Sep 2015