Muqdisho – Ergeyga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay ayaa cambaareeyay dilki shalay lagu dilay magaalada Beledweyne Mahdi Xuseen Mocow oo ahaa qof qandaraas ka haystay Qaramada Midoobay, ahaana muwaadin Soomaaliyeed. Waxaa dilay koox hubaysan.