Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Sidii loo jeediyay
Mudane Madaxweyne, aad baad ugu mahadsan tahay sida aadka u diiran ee aad maanta noo soo dhoweyseen aniga iyo kooxdayda, waxaan kaloo aad ugu mahad celinayaa golahaaga wasiiradaada.
New York – Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa markale xaqiijiyey ixtiraamkooda ay u hayaan siyaadada, wadajirka dhuleed, madaxbannaanida siyaasadeed iyo midnimada Soomaaliya.
Dhuusamareeb – Dadaallada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee loogu talagalay in si’ sidii hore ka wanagsan loogu adeego shacabka Galmudug ayaa maanta loo qaaday tallaabo kale oo hore u socod ah, iyadoo la qabtay munaasabad lagu dhagax dhigayay dhismaha xafiis cusub oo laga hirgel
Sidii loo jeediyey
Mudane Madaxweyne, wasiirrada, mas’uuliyiinta sare ee dawladda, shaqo-wadaagta ka socota Qaramada Midoobay – maanta maxay maalin weyn tahay!
Muqdisho–Furadaha dhaqaale ee Soomaaliya oo salbalaaran ayaa labadii maalmood ee lasoo daafay waxaa looga doodey shir ay isugu yimaadeen dowladda Soomaaliya, beesha caalamka, hal-abuurayaasha ganacsi iyo shirkado ajnabi ah, iyadoo yoolka uu ahaa in dii
New York – Xoghayaha Guud wuxuu si kulul u cambaareynayaa weerarkii dhowaan lagu qaaday fariisinta Hawlgalka Kalaguurka ah Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ee ay ka hawlgalaan ciidanka nabad-ilaalinta ka soo jeeda Yugaandha, ee ku yaalla magaalada Buulo Mareer, gobolka Shabe
New York – Xoghayaha Guud waxa uu si kulul u dhaleeceynayaa weerarkii dhawaantan ee ka dhanka ahaa Hawlgalka KMG Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ee lagu qaada fariisin ay ku shaqaynayeen nabad-ilaaliyeyaasha ka soo jeeda Yugaandha, oo ku yaalla magaalada Buulo Mareer, gobol