Muqdisho – Munaasabadda Maalinta Caalamiga ah ee Ciribtirka Xadgudubyada Jinsiga ee xilliga colaadaha, Ergeyga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa maanta ku baaqday in sare loo qaado ilaalinta sharciga ee dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ka dhanka ah xadgudubyada galmada.
Warar

