Muqdisho - Intii lagu gudo jiray xuska maalinta Qaramada Midoobay, waxa ay ergada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya muujiyeen xiriirka ka dhexeeya hey’adaha dalka iyo kuwa caalamka, iyaga oo xaqiijiyey in ay garab taaganyihiin Soomaaliya maanta iyo berriba.