Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Dal hadda uun bilaabay inuu ka soo baxo dhaqanka ah in raggu ay wax walba maamulaan, ayaa Xamdi Maxamed Cali oo 23 jir ah waxaa ay aad ugu hanweyntahay waxbarashada gabdhaha iyo xuquuqda haweenka.
Sharci dhowrista ma ahayn shaqo ay inta badan door bidayeen haweenka Soomaaliyeed xilligii ay soo koreysay Nuura Jaamac Cali sanadihii 70-meeyadii.
Dadka Soomaaliyeed waxaa heysta qaar kamid ah xaaladaha noloeed ee ugu adag adduunka. Malaayiin ayaa dadaal ugu jirta sidii ay ula qabsan lahaayeen cawaaqibkii ka dhashay abaarta. Amni darradu waa xaqiiqo nololeed oo heysata qof kasta.
Madaxa Qaramada Midoobay ugu sarreeya Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay ansixintii dhowaan la ansixiyay miisaaniyadda federaalka ee dalka, taas oo ah guul weyn oo laga gaaray horumarinta dhaqaalaha, waana tallaab dalka usoo dhoweynaysa in uu dhaqaale ka helo hay’adaha maaliyadeed ee caalamiga ah.
Muuqaalada soo jiidashada badan ee dhalinyarada rag iyo dumarba leh ee xidhan funaanado, madaxana ku wata maro cas oo nadiifinaya burburka soo gaaray goobta qaraxii 14-ka Oktobar ka dhacay Muqdisho waxaa ay niyad-dhis u ahayd dadka ay dhibbaneyaasha qaraxaasi foosha xun ee argagixisada ah ee lala
Muqdisho – Ciidamada Booliska Soomaaliyeed ayaa maanta xusay sannad guuradii 74-aad tan iyo markii la aasaasay waxaana xafladda sanad guurada ah lagu qabtay isla goobtii nin ismiidaamiyey uu lix maalmood ka hor ku dilay xubno ka tirsan ciidanka booliska Soomaaliyeed oo kor
Baydhabo - Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa horusocod dhinaca awood baahinta laga sameeyay iyada oo la sameeyaya golyaasha deegaanka ee degmooyinka Baydhabo iyo Baraawe.
Muqdisho - Maxay haweeney 27 jir oo u dhalatay dalka Sri Lanka ka dhex haysa caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, oo ah magaalo dib u dhismeysa kaddib sanado badan oo colaado iyo dagaallo sokeeye ah?
Muqdisho – Boqollaal wakiillo oo matalaya dhallinyarada daafaha Soomaaliya ayaa ku kulmay caasimadda si ay uga wada-hadlaan horumarka mustaqbalka ee dhallinyarada Soomaaliya, kuwaas tiro ahaan oo u dhigma seddax meelood labo meel dadka ku nool waddankan ku yaalla bariga Afrika.
Muqdisho – Koox ka tirsan haweenka ka tirsan baarlamaanka federaalka ayaa sheegay in ay bilaabi doonaan ol’ole wacyigelin dadweyne oo looga gol leeyahay in lagu hormariyo nabadda iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya intii lagu jiray kulan shaqo ee shalay Muqdisho ka dhacay.