New York – Isagoo Arbacaddii khudbad ka jeedinayay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayuu mas’uulka ugu sarreeya hay’adda caalamiga ah ee Soomaaliya waxa uu ku boorriyay madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada inay si dhow isula shaqeeyaan si