Shir subaxnimadii shalay lala yeeshay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, iyo Gudoomiye Maxamed Cusmaan Jawaari, ayaa Qaramada Midoobay, Urur-Goboleedka IGAD, Midowga Yurub, Dowladda Maraykanka, Boqortooyada Midowday ee Ingiriiska, Dowladda Swede