Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Galab wanaagsan,
Waxaan uga mahad-celinayaa Madaxweynaha Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo kooxdiisa sida diirran ee ay inoo soo dhoweeyeen maanta.
Muqdisho – Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa dilka laba ka mid ah shaqaalaha samafalka, oo la sheegay inay
Galmudug – Xilli ay soo dhaweeyeen doorkii iyo gacantii uu ka geystay Madaxweynaha Galmudug in Soomaaliya u jideysato doorashooyin ayey wakiilada qaar ka
Muqdisho - Intii lagu gudo jiray xuska maalinta Qaramada Midoobay, waxa ay ergada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya muujiyeen xiriirka ka dhexeeya hey’adaha dalka iyo kuwa caalamka, iyaga oo xaqiijiyey in ay garab taaganyihiin Soomaaliya maanta iyo berriba.
Muqdisho – Iyadoo Soomaaliya ay isku diyaarineyso inay doorashooyin qabato, Qaramada Midoobay ayaa maanta ifisay baahida loo qabo in la xaqiijiyo in saaxadda siyaasadeed ee dalka ay ahaato mid furan, oo oggolaanaysa in la muujiyo codadka iyo aragtiyada kala duwan taasoo qayb ka ah geeddi-s
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo hagi doona sida dalka iyo Qaramada Midoobay ay u wada shaqayn doonaan shanta sano ee soo socota si dhammaan
Kismaayo - Aamina Cabdi Cali ayaa 2016 ka bilowdey magaalada Kismaayo ee koonfurta Soomaaliya barnaamij ku saabsan baridda akhriska iyo qorista dadka waaweyn gaar ahaan haweenka iyadoo rajo weyn ka qabtay inay wax ka bedesho nolosha dadka reer Jubbaland.
Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay ayaa maanta wada saxiixday heshiis iskaashi oo cusub, kaas oo hagi doona sida dalka iyo Qaramada Midoobay ay u wada shaqayn doonaan shanta sano ee soo socota si dhammaan dadka Soomaaliyeed
Baydhabo – Iyagoo maanta booqasho ku jooga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, wakiillo ka socda qaar ka mid ah saaxiibada dalka ee muhiimka ah ee beesha caalamka ayaa ifiyay muhiimadda ay leedahay in Dowla
Baydhabo – Iyagoo maanta booqasho ku jooga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya, wakiillo ka socda qaar ka mid ah saaxiibada dalka ee muhiimka ah ee beesha caalamka ayaa ifiyay muhiimadda ay leedahay in Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Federaalka ay si w