Baidoa - Qaramada Midoobay waxaa ay tababar laba toddobaad socon doona ee ku aaddan xuquuqda aadanaha iyo sharciga caalamiga ee bani'aadamnimada u qabanaysaa 63 askari oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada Gaarka ah ee Booliska Koonfur Galbeed.