Jump to navigation
Dhammaan Howlgallada QM
Muqdisho – Boqollaal qof ayaa soo buuxiyay goobta lagu qabanayo Bandhigga Buugagta ee Muqdisho si ay uga qayb-galaan maalinta furitaanka carwada buugagta ee ugu weyn Soomaaliya.
Idriis Axmed Yacquub kama cabsado u ololeynta nabada Soomaaliya, oo ah waddan weli ka soo kabsanaya saameyntii dagaalada sokeeye.
31 jirkan ku dhashay Muqdisho waxaa uu si cad u xasuustaa xilliyadii colaadaha markii uu wiil yar ahaa iyo markii uu soo weynaaday.
Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Bani'aadanimada iyo Maareynta Musiibooyinka Maryam Qasim ayaa kulan shalay lagu qabtay Muqdisho ku boorrisay hay'adaha arrimaha bani'aadamnimada ee caalamiga ah ee ka shaqeeya Soomaaliya in ay si dhow ula shaqeeyaan hay'adaha gargaarka ee maxalliga ah
Waa qoraa daabacday buugaag, waana qof u ol’oleysa nabadda kuna howlan arrimaha bani’aaddinimada, taasi oo ku faanta u adeegista bulshada.
Sahro Cabdikadir Carte waxaa ay kala shaandheyneysaa warqado rasteysan iyadoo isku diyaarineysa shir subaxaas dhacayay ee ay la yeelaneyso kooxdeeda macallimiinta ah ka hor inta aayan cashir kale siinin carruurta darbi-jiifta.
Qaramada Midoobay, Midowga Afrika, Midowga Yurub, Urur-Goboleedka IGAD, Dowladaha Ethiopia, Talyaaniga, Sweden, Boqortooday Midowday ee Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa si dhow ula socda arrimaha ka dhacaya HirShabelle ka dib markii Golaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedku ku dhawaaqay inuu xilka ka x
Cabdirisaaq Maxamed Aadan waxaa uu aad u fahamsanyahay saamaynta colaad daba-dheeraata ay ku yeelaneyso bulshada.
Muqdisho – Isku Duwaha Arrimaha Bani’aaddinimada ee Qaramada Midoobay ee u qaabilsan Soomaaliya, Peter de Clercq, ayaa deeq-bixiyeyaasha caalamiga ah ku boogaadiyay dadaalkooda wadajirka ah ee ay ka geysteen ka hortagga xaalad bini’aaddinimo in ay ka dhacdo dalkan Geeska Afrikad
Muqdisho – Xilli uu booqasho toddobaad ah ku yimid Soomaaliya ayaa la-la taliyaha sare ee Qaramada Midoobay ee dhinaca barakacayaasha waxaa uu ku baaqay in waddanka laga unko qaab-dhismeed wax ku ool ah iyo xal waara kaasi oo la kaashanaya hoggaan dowl